资讯

Nayroobi (Faallo) — Dhowr toddobaad ka hor siyaasi Soomaaliyeed ayaa magaalo dal shisheeye ku taalla ku dhex baroortay.
Intuusan geeriyoonin wuxuu Jaamac Maxamed Qaalib ahaa bare sare oo taariikhda siyaasadda Soomaaliya ka dhiga jaamacad ku ...
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne oo ku saabsan dhismaha hay’adda Aqoonsiga dadweynaha Puntland ee (PID). Wareegto ka soo baxday ...
Safiirka Israa’iil u fadhiya Itoobiya Avraham Neguise ayaa laga saaray xarunta Midowga Afirka oo ay ka socotay munaasabad lagu xusayay xasuuqii Ruwada ee 1994kii. Addis Ababa (Wararka PP) — Safiirka ...
Guutada labaad ee ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Guryasamo ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku dilay sarkaal ka tirsanaa firxadka mileeshiyaadka ISIS ...
Tahriibta dhalinyarada oo shaqo la’aan ka cabanaya ayaa dhawaanahan si weyn xargaha u goosatay guud ahaan degaannada Puntland. Shabakado qarsoodi ah oo ka shaqeeya tahriibinta dhalinyarada ayaa la ...
Saaxiibada Soomaaaliya ee Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si loo xaqiijiyo in ...
Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Gen. NimcaanYuusuf Gaax-nuug oo ku sugan jiidda degaanka Oog ee gobolka Sool ayaa halkaasi shir deg deg ah, oo aan warbaahinta laga shaacin kula yeeshay ...
Hay’adda xogta dhulka iyo biyaha u qaabilsan Puntland ee IMAC ayaa shaacisay in degaanadda Puntland ay wajahayaan sannadka roob yari iyo daahitaan ku imaanaya xiligga la filanayay di’itaanka roobabka ...
Gaalkacyo (Faallo PP) —Sanadkii 1993kii Jeneraal Caydiid, Cabdullaahi Yuusf iyo Cali Ismaaciil ayaa heshiis ku kala saxiixday ...
Wefdi sare oo ka socda Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Boosaaso ayaa Shir la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi ...